Bandaw Lagu Soo Rogay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.

Isniin: January 3, 2022

 Maamulka Gobalka Hiiraan oo uu horkaacayo Cali Jeyte Cismaan gudoomiyaha gobolka hiiraan ayaa waxuu Bandow ku soo Rogay magaalada Beladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan.

Si loo xaqiijiyo Amniga magaalada Beladweyne
Loogana hortago wax walbo oo Qalqal Gelin karo amniga magaalada Beladweyne.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa Faray Hay’addaha Amaanka in la dhaqan geliyo lana xoojiyo Xasiloonida magaalada Baladweyne.

Office Nairobi Kenya

.