Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la qaatay Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac Suldaan Axmed Nuur


Sabti: January 15, 2022

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac Suldaan Axmed Nuur oo kamid ah Hoggaamiyeyaasha Dhaqanka Galmudug

Soo dhaweyn iyo is xog-waraysi kaddib, Madaxweynaha ayaa suldaanka cusub u rejeeyey in uu ALLE u sahlo masuuliyadda culus ee loo boqray.

Kulankaan Ayaa ka dhacay Muqdisho waxaana Looga Hadlay Dardargalinta Howlaha shaqo ee Doorashooyinka

Office Nairobi Kenya