Suuqyada saamiyada Mareykanka oo wajahayo toddobaadkii ugu xumaa


sabti january 22, 2022

Suuqyada saamiyada Mareykanka ayaa waxaa ay wajahayaan toddobaadkii ugu xumaa muddo ku dhow labo sanandood ah, iyadoo saamiyada tignoolajiyada ay si gaar ah u saameysay.

Jimcihii waxay ahayd maalintii afraad oo xiriir oo si weyn hoos ugu dhaco suuqyada.

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in ganacsatadu ay ka jawaabayaan calaamadaha muujinaya in sicirka dulsaarka uu kor u kici doono.

Office Nairobi Kenya