Ciidamo hubeeysan oo ka Amar qaato Nuur dheere oo Si Buuxada Goordhaw u Lawareegay Xaafadaha Magaalada baladweyne

Talaado: January 25, 2022

Ciidamo hubeeysan oo ka Amar qaato Sargaal Lagu Magacabo Nuur dheere ayaa Si Buuxada Goordhaw u Lawareegay Xaafadaha Magaalada baladweyne Gaar ahaan Laga Soo bilaabo Xaafda Nuur Xawaad ilaa Suuqa Daraawiisha,

Sargaalkan ayaa ku hubeeysan Gaadiidka Dagaalku Waxaana iskaga Baxay Dagaal la.ana Agaas Ciidamadii Booliska Hir-shabeelle kuwaaso Galay Xerada Lamagalaay..

Office Nairobi Kenya