Qarax goor dhawayd lala eegtay , Taliyaha saldhiga degmada Kaaraan Gaashaanle Salad Caraale.

Sabti: January 29, 2022

Faah-faahino dheraad ayaa kasoo baxayo qarax miino oo gordhaw ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan Degmada Kaaraan.

Qaraxa ayaa ahaa Miino nuuca dhulka lagu aaso, taa oo la dhigay Agagaarka Masjidka Turkiga  oo ka tirsan Waaxda Jamhuriya  ee degmada Kaaraan, Waxaana Qaraxa lala eegtay, Taliyaha saldhiga degmada Kaaraan Gaashaanle Salad Caraale.

Sidoo kale Dadka degaanka ayaa kusoo waramay in miinada dhulka lagu aasaya aysan sababin wax khasaare ah, waxaana sidoo kale aan wali goobta gaarin Laamaha Amniga degmada kaaraan .

Office Nairobi Kenya