Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay musharixiinta buuxiyay sharuudaha


Arbaco: February 2, 2022

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay Musharaxiinta buuxiyay shururuudihii looga baahna ee Musharaxnimadooda lixda Kursi ee la qaban doono Maalinimada Barito ah .

Guddiga ayaa xusay in beri la qaban doono doorashada lix kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

.

Office Nairobi kenya