Booliska Peru oo u dhacay madaxtooyada dalkaas

Sabti: February 12, 2022

Booliska Peru ayaa u dhacay madaxtooyada dalkaas, arrintaas oo qeyb ka ah baaritaan la xiriira muqus-maasuq lagu eedeeyay madaxda shirkadda shidaalka ee waddankaas.

Dacwad oogayaasha ayaa ku eedeeyay madaxweyne Pedro Castillo in ganacsade saaxiibkii ah oo lagu magacaabo Samir Abudayeh uu u fududeeyay qandaraas ku kacay 74 milyan oo dollar oo uu ka helay shirkadda PetroPeru.

Office Nairobi kenya