Golaha Adeegga Garsoorka Tunisia oo ku gacansayray go’aankii madaxweyne Qeys Saciid

 axad: February 13, 2022

Ururka Cadaaladda ee dalka Tunisia ayaa si weyn uga soo horjeestey go’aanka madaxweynaha dalkaasi uu ku kala direy guddiga gollaha sare ee garsoorka dalkaasi.

Garsoorayaasha dalkaasi ayaa sheegay inay mideysanyhiin oo ay ka hortagayaan amarkasto oo aanan u dhadhameynin.

Sidoo kale Madaxweynaha dalkaasi Tunisia ayaa bilihii la soo dhaafay qaadayay talaabooyin sharci daro ah, asaga oo kala diray baarlamaanka iyo Golihii wasiirada dalkaas.

Office Nairobi Kenya