Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Axad: February 20, 2022

Wasiirka Gaadiidka yo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Duraan Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Wakiilka Midowga Afrka ee Soomaaliya Francisco Madeira.

Wasiirka iyo Francisco Madeira ayaa ka wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa amniga Garoonka diyaaradaha Adan Cabdulle iyo dadjinta dhismaha Parkin-ka gaadiidka oo uu dhawaan wasiirka ka dhagax dhigay gudaha Garoonka.

Office Nairobi Kenya