War DegDeg ah: Dagaal kulul oo goor dhawayd ka bilaawday magaalada Kharkiv


Axad: February 27, 2022

Waxaa hadda la soo sheegayaa in dagaal uu ka socdo waddooyinka magaalada Kharkiv. Ciidamada Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada saacadii lasoo dhaafay, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka.

Muuqaallada baraha bulshada lagu baahiyay ayaa muujinaya cutubyo Ruush ah oo ku sugan magaalada.

Waxa kale oo jira sawirro u muuqda inay muujinayaan ugu yaraan laba baabuur oo “Tiger” Ruush ah oo ku gubanaya magaalada.

Office Nairobi Kenya