Dhibaato xoogan oo laga soo sheegayo Mariupol oo ku taala xeebta Badda Madow


khamiis: March 3, 2022

Magaalada dekedda leh ee Mariupol ee ku taal xeebta Badda Madow ayaa waxaa weli ka socda weerarro isdaba joog ah.

Maayarka magaalada ayaa sheegay, “Xitaa ma qaadi karno dhaawacyada waddooyinka, guryaha, maadaama aysan duqeynta joogsan”.

Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku boorisay dadka rayidka ah inay ka baxaan magaalada iyaga oo adeegsanayo waxa ay ugu yeereen ‘dariiqa cagaaran’ oo ah wadooyinka nabdoon ee magaaladaasi looga bixi karaan.

Office Nairobi kenya