UNHCR oo sheegtay inay ka walaacsan tahay ‘cunsuriyad’ lagula kacay qaxootiga ka cararaya Ukraine


Sabti: March 5, 2022

Ha’yadda Qaxootiga u qaabilsan Qaranmada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay warbixinnada sheegaya in cunsuriyad lagula kacay qaxootiga ka cararaya Ukraine.

UNHCR waxay sidoo kale sheegtay in qaxootiga ka baxsanaya duullaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ay hadda gaartay 1 milyan oo qof.

Office Nairobi Kenya