Wasaaradda difaaca ee Ukraine oo shegtay in ay dileen Taliye sare oo ka tirsan ciidamada Ruushka

Talaado: March 8, 2022

Sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Ukraine,Taliye sare oo ka tirsan ciidamada Ruushka ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay meel u dhow magaalada Kharkiv,

BBC-da si madaxbanaan uma xaqiijin karto sheegashada;

Saraakiisha Ruushkana weli kama hadlin.

Tliyaha la sheegay in la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Vitaly Gerasimov oo ahaa,madaxa shaqaalaha iyo taliye ku xigeenka koowaad ee Ciidanka 41-aad ee Xarunta Dhexe ee Milatariga Ruushka.

OFFice Nairobi kenya