Ukriane oo sheegtay in ay qabatay Kooxo taagersan Ruushka

Axad: March 20, 2022

Ciidamada Ukraine ee ku sugan Kyiv ayaa xabsiga dhigay 127 qas-wadayaal ah oo ay ku jiraan 14 koox oo u basaasayay Ruushka tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ruushka, sida uu sheegay madaxa maamulka militariga ee caasimadda dalkaasi Mykola Zhyrnov.

Zhyrnov ayaa sheegay in jidgooyooyinka ay fure u ahaayeen soo qabashada wakiillada taageersan Ruushka, kuwaas oo Ukraine ay ku eedeysay qaran dumis iyo inay u basaasayeen Ruushka.

Office Nairobi kenya