Wasiirka Gaashandhigga oo gaaray Magaalada Doxa


Axad: March 20, 2022

 

Waxaan si nabad ah aniga iyo wafdigeyga ku soo gaarney magaalada Doxa ee Dalka Qatar.Inta aanann u gudagelin howsha Qaran ee aan u nimid waxaan soo booqaney sheekheena Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi si aan xikmadiisa u dhegeysanno nooguna duceeyo dal iyo dadba.

Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya inta ow jooga dalka Qadar waxow kulan la qaadan doonaa  Mas’uuliinta ugu  sarreyso dalkaas.

Office Nairobi Kenya