Xulka qaranka Soomaaliya oo ay mar kale guuldaro la soo daristay


Axad: March 27, 2022

Kulankii dhex marey xulalka qaranka ee dalalka Soomaaliya iyo Eswatani, ayaa loogga adkaadey kooxda ka socotay Soomaaliya.

Ciyaarta oo ahayd mid adag ayaa ku dhamaatay 2 iyo 1 looga badiyay xulka qaranka Soomaaliya.

Ciyaartan ayaa qeyb ka aheyd isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika, kaasoo lagu wado inuu dhaco sanadka danbe ee 2023-ka. Kulanka ciyaartan ayaa ka dhacday dalka Koonfur Afrika.

Office Nairobi Kenya