Canada oo balan qaad weyn u sameysay ree galbeedka ku aadan saliid, gaas iyo uranium


Axad: March 27, 2022

Kanada waxay sheegtay inay bixin karto saliid, gaas iyo uranium badan si ay gacan uga geysato xallinta dhibaatada tamarta adduunka ee ka dhalatay dagaalka Ukraine.

Waxaa sare u kacay qiimaha Shidaalka kadib markii ree galbeedka ay Ruushka Cunaqabateyn ku soo rogeen.

Office Nairobi Kenya