Maleeshiyaadka alhu Suna Oo goordhow weeraray Koontaroolka laga galo magaalada Dhuusamareeb

\Sabti: April 2, 2022

Inta la ogyahay hal askari oo Booliiska ka tirsan ayaa ku dhaawacmey weerar dableey ka Tirsan kooxda Ahlusuna Waljamaaca   ay goordhow ka geysteen Koontaroolka Faarax koone ee Magaalada Dhuusamareeb.

Taliska Booliiska oo aan la xiriirnay ayaa sheegay in ay ku howlanyihiin hubinta Halka ay U baxsadeen Dablaydii Weerarka Soo Qaaday

.

Office Nairobi Kenya