Sabti: April 9, 2022
Jeneraal Alexander Dvornikov ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee dagaalka ee Ruushka sida ay sheegeen saraakiil reer Galbeed ah oo heley illo sirdoon.
Jeneraalka oo ah nin qibrad u leh dhanka dagaalka ayaa kasoo hawlgalay dalka Suuriya.
Talaabadan ayaa la sheegay in looga gol leeyahay in la hagaajiyo isku xirka iyo iska warqabka ciidamada Ruushka dhexdooda , iyada oo horey loo sheegay in habacsanaan badana y ka dhex jirtay.
Ruushka ayaanan weli gaarin hadafkii duulaanka 44 maalmood kadib markii uu dagaalka biloowday..
Office Nairobi Kenya
