Booliska Koonfur Afrika oo bilaabay hawlgalo lagu beegsanyo ajaaniibta aan sharciga haysan


Talaado: April 12, 2022

Magaalooyinka dalka Koofur Afrika waxaa ka socda howgallo lagu beegsanayo dadka ajaanibta ah oo ciidamada dowladdu ay ku waydiinayaan sharciyada ay dalkaas ku joogaan iyo kuwa goobaha ay shaqada.

Arrintaan ayaa walwal ku abuurtay dadka ajaanibta oo Soomaalidu ka mid tahay waxaana hadda jira dad la qabqabtay iyo goobo la xiray kuwaas oo loo cuskaday sharci la’aan.

Office Nairobi Kenya