Sabti: April 16, 2022
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, waxaa maanta lagu wadaa inay ka qabsoonto doorashada kursi ka mid ah kuraasta taala magaaladaas.
Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa siiyay shahaadada musharaxnimo musharixiin dhowr ah oo u taagan u tartamida doorashada kursiga HOP#106, balse kursigaan waxaa hore ugu fadhiyay Xildhibaan Mino Xasan Shibis,
Musharixiinta maanta ku tartameysa kursiga HOP#106, ayaa ah inta badan Rag waxaana ku jirta hal dumar ah, waloow kursigaan uu markiisii hore ahaa qoondo dumar.
Musharixiinta ku tartameysa waxay kala yihiin:
1 Cusmaan Maxamed Maxamuud ( Xaadole)
2 Shadoor Xaji Maxamuud
.
Office Nairobi Kenya
