Xil. Cismaam Xaadoole oo qaatay shahaadada Xildhibaanimo


Talaado: April 19, 2022

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa wali Magaalada Muqdisho ka wado Shahaado siinta Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Guddiga ayaa shahaadada Xildhibaanimo siiyay Xildhibaano dhowr ah oo kor u dhaafaya 280 mudane.

Xildhibaanada maanta qaatay shahaadada Xildhibaanimo waxay kale yihiin: Xildhibaan Mohamed Ahmed Mohamed (Beerey) GSH#024 iyo Xildhibaan Osman Mohamed Mohamud (Xaadoole) GSH#106.

Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa ka mid noqonayo xubnaha Saraakiisha ee ku jira baalamaanka 11-aad ee Soomaaliya kuwaas oo iskugu jira Militari, Nabad sugid, Asluub iyo Booliis.

Office Nairobi Kenya