FEIT oo sheegay ‘in si deg deg ah loo dhaariyo’ xildhibaannada cusub


Axad: April 24, 2022

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo go’aan kasoo saaray Xildhibaanada dhawaan la doortay, isla markaana qaatay Shahaadada Guddiga ayaa sheegay in ay in sida ugu dhaqsaha badan loo dhaariyo xildhibaannadaas.

Warsaxaafadeed ayaa ku soo beegmaya xilli la doortay xildhibaannadii ka soo baxayey Ceelwaaq, inkasta oo khilaafyo ay jiraan.

Guddoonka sare ee golaha Shacabka ayaa la filayaa in la doorto 27-ka bisha April.

Halkan ka akhriso warsaxaafadeedka.

.

Office Nairobi kenya