War deg deg ah Gudoomiye C abdi Xaashi oo mar kale ku guuleystay in uu Noqdo goodoomiyaha Aqalka Sare

Talaado: April 26, 2022

Guddomiyihii hore ee Aqalka Sare ayaa mar kale ku guuleystay doorashadii maanta lagu dooranayay guddoonka Aqalka Sare.

Waxaa la tartamayay wasiirka dastuurka Saalax Axmed Jaamac iyo wasiirka warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa helay 28 cod, halka musharixii ku soo xigayna uu helay 24 cod.

Dhanka kale wasiir Dubbe oo ka mid ahaa musharixiinta ayaa helay 2 cod.

.

Office Nairobi Kenya