Muqdisho oo maanta lagu waddo in ay ka bilaamato Diiwaangelinta Murashaxiinta xilka Madaxaynaha Soomaaliya

.

Axad: May 8, 2022

 Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ay ka bilaamato Diwaan gelinta Musharixiinta Madaxweynaha 10-Aad ee Soomaaliya, sidda ay kolhore sheegeen Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.

Guddiga Doorashada Madaxwaynaha ayaa sidoo kale diyaariyay Goobta Diiwaangelinta Murashaxiinta xilka Madaxaynaha JFS u tartamaysa taas oo la filayo in ay maanta bilaamato.

Diwaan gelinta Musharixiinta u tartamaysa Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Socon doonto 8 bisha oo maanta ah ilaa 10-ka bishaan.

Wixii kusoo kordho halkaan kala soco.

Office Nairobi Kenya