Shariif Sheekh oo noqday murashaxii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha

Axad: May 8, 2022

Guddiga isku dhafka ah ee golaha shacabka iyo Aqalka Sare ayaa maanta bilaabay diiwaan gelinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday murashaxii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha Soomaaliya.

Diiwaan gelinta musharixiinta ayaa socon doonta ilaa 10-ka bishan oo ku beegan maalinimada Talaadada ah.

Office Nairobi Kenya