Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay Safiirka Sacuudi Carabiya

.

 

Sabti: May 21, 2022

Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Axmed Maxamed Saalax Almuwallad.

Safiirka ayaa Guddoomiyaha ugu yimid salaan sharafeed iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa, iyo sida hufnaanta laheyd ee ay u qabsoontay doorashadii Guddoonka Aqalka Sare iyo tii Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sisoo kale Waxaa kale  ayka wada hadleen sidii ay iskaga kaashan lahaayeen kor u qaadidda xiriirka Labada Dal (Soomaaliya iyo Sacuudiga) ee walaalaha ah.

Office Nairobi kenya