Dalka Soomaaliya la deriska ah ee leh barakacayaasha ugu badan dunida

Talaado: May 24,2022

Sanadkii 2021,caalamka oo dhan Itoobiya ayaa noqotay wadanka ay tirada ugu badan ee barakacayaasha ama dadka kasoo brakacay colaadaha iyo rabshadaha ku nool yihiin.

Ku dhawaad ​​kala bar 59.1 milyan oo qof oo gudaha wadamada ku barakacay guud ahaan caalamka, waxay intooda badan ku sugan yihiin Afrika gaar ahaan wadamada Saxaraha ka hooseeya.

Office Nairobi Kenya