Fannaan caan ah oo geeriyooday saacado kadib markii uu heesay

Arbaco: June 1, 2022

Fannaan aad caan u ahaa oo ka tirsanaa Bollywood-ka, oo taageerayaashiisu ay u yaqaanneen magaciisa lasoo gaabiyay ee KK ayaa u geeriyooday xanuun dhowr saacadood kaddib markii uu ka heesay bandhig faneed ka dhacay magaalada Kolkata.

Krishnakumar Kunnath ayaa ahaa 53 jir, waxaana uu heeso ku duubay dhowr ka mid ah luuqadaha Hindiya.

Office Nairobi Kenya