Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo laga soo badbadiyey badda Meditrenian

Khamiis June 2, 2022

Markabka Sea Watch ee laga leeyahay dalka  Jarmalka  ayaa saaka Badda Liibiya iyo Yurub u dhaxaysa ka soo Sama tabixiyey 49 qof oo xaalad adag ku sugnaa.

Isla maanta ayaa 25 qof oo kale waxaa Markabkan uu ka soo samata bixiyey baddaas.

Dhammaan dadkan ayaa u badnaa Afrikaan doonyaha la buufiyo ka soo raacay xeebaha Liibiya iyagoo ku sii jeeday Qaarada Yurub.

Office Nairobi Kenya