Jadwalka imtixaanka dowladda ee dugsiyada sare oo la soo saaray


Sabti: June 4, 2022

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, ayaa ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2021/22 Jadwalka imtixaanka fasalka 12aad.

Imtixaanka ayaa waxa uu bilaaban doonaa 18ka Juunyo, 2022 oo ku beegan maalin Sabti ah. Jadwalkaani wuxuu qeexaya sida maadooyinku-u-kala horreyn doonaan.

Office Nairobi Kenya