allah ha u naxriistee Wariye Yaasmiin Mayow oo ku geeriyootay dalka Turkiga


Sabti: June 11, 2022

allah ha u naxriistee Yaasmiin Mayoow Maxamed oo ka mid aheyd Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyootay dalka Turkiga.

Yaasmiin ayaa muddooyinkii dambe waxaa ay ku xanuunsaneed dalka Turkiga, waxaa ayna ku jirtay isbitaal ku yaala Magaalada Isbtanbul ee dalkaas.

Suxufiyiin iyo dad aad ugu dhowaa Yaasmiin Mayoow ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid.

Allah ha u naxriistee Yaasmiin ayaa waxaa ay in muddo ka soo shaqeysay warbaahinta madax banaan ee Soomaaliya xilliyadii adkaa.

Office Nairobi Kenya