Ma tahay qofka ay raadineysa shirkad ku taala UK ee ku guuleystay 1 Milyan oo Euro?

Sabti: June 18, 2022

 

Shirka kutaala dalka UK oo ah kuwa bakhtiyaanasiibka ayaa raadineysa nin ku guleystay £1m oo Euro kadib markii uu nasiib u helay in uu ibsado tikidhka abaalmarinta ee nambarkiisa yahay TVSH 82930 kaasi oo uu ka iibsaday dukaan ku yaala magaalada Leicestershire ee dalka UK.

Shirkadan oo lagu magacaabo Camelot ayaa waxay sheegtay in qofka la raadinayo uu haysto ilaa 20ka Luulyo 2022.

Haddii la heli waayana lacagta abaal-marintu waxaa lagu maal gilin doonaa mashaariicda ay maalgeliyaan shirkadaha Bakhtiyaanasiibka.

Office Nairobi Kenya