Ra’iisul Wasaaraha Cusub oo lagu wado in la horgeeyo Golaha Shacabka

Sabti: June 25, 2022

Waxaa maanta la filayaa in in Ra’iisal wasaaraha dhawaan la magacaabay ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre la horgeeyo Golaha Shacabka ee baarlamanaka federaalka Soomaaliya si ay codka kalsoonida ugu qaadaan.

Haddii la ansixiyo waxaa Ra’iisal wasarae Xamse horyaalla in uu xukuumad soo dhiso.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa faahfaahinaya arrintani.

Office Nairobi Kenya