Golaha ammaanka oo ballan Qaad culus u sameeyey Dowlada Cusub ee Soomaaliya

Isniin: June 27, 2022

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, gaar ahaan guddiga u qaabilsan cunaqabateynta saaran Soomaaliya ayaa warbixin cusub kasoo saaray xaaladda Soomaaliya, kadib isbeddelkii siyaasadeed ee 15-kii May ka dhacay Muqdisho.

Guddiga ayaa sheegay in dowladda cusub ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu la shaqeyn doono, isla-markaana la yeelan doonaan iskaashi xoogan.

Office Nairobi Kenya