Mareykanka dad ka badan 40 qof oo tahriibayaal ah oo Meydadkooda laga dhex helay Gaari

Talaado: June 28, 2022

Ugu yaraan 46 qof oo la rumeysan yahay in ay yihiin dad muhaajiriin ah ayaa meydkooda laga dhex helay gaar ah nooca xamuulka qaada duleedka magaalada San Antonio, ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka.

Sargaal ka tirsan shaqaalaha dab damiska ayaa sheegay in 16 qof oo kale oo ay ku jiraan 4 caruur ah ayaa sidoo kale isbtaalka loola cararay.

Office Nairobi Kenya