Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Qaar kamid ah xujeyda Itoobiya oo cabaneysa

 QOL Contributor  June 28, 2022  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin

.

Talaado: June 28, 2022

Cabasho ayaa ka imaanaysa dad doonayey inay gutaan waajibaadka xajka ee sanandkan, kuwaasoo doonayey inay ka ambabaxaan Itoobiya si ay u soo xajiyaan.

Dadka cabanaya waxay sheegayaan in majliska heer federaal ee Itoobiya u qaabilsan arrimaha xajka ay ka dambeeyaan caqabadda haysata.

Office Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

Weeraryahankii hore ee Liverpool Divock Origi oo ku sugan Talyaaniga si uu tijaabada caafimaadka u maro ka hor inta uusan ku biirin AC Milan. →
← Waardiyihii hore ee kaamka dowaladii Nazi-ga oo magaciisa lagu sheegay Josef S oo lagu xukumay shan sano.
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com