Maxkamad fadhigeedu yahay magaalada New York oo xukun 20 sano oo xabsi ah ku ridday haweeneyda arrimaha

Arbaco: June 29 2022

Maxkamad fadhigeedu yahay magaalada New York ayaa xukun 20 sano oo xabsi ah ku ridday haweeneyda arrimaha madadaaladda caanka ku ahayd ee u dhalatay Britain, Gilayn Maxwell, ciqaabtaas oo ay ku mutaysatay in ay lamaanaheeda Jeffrey Epstein ku caawisay in uu tacaddiyo jinsi u gaysto gabadho aan qaangaarin.

Maxwell ayaa dambiga lagu helay bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay.

Office Nairobi Kenya