Arbaco: June 29 2022
Darasaad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday magaalooyiinka ugu noolasha iyo caafimaadka wanaagsan caalamka.
Daraasadan oo ay sameeysay shirkad fadhigeedu yahay dalka Britain ayaa waxyaabaha la qiimeynayay waxaa ka mid ah saacadaha ay qoraxda haystaan magaalooyiinkaasi iyo guud ahaan nolosha.
Hadaba waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa 10-ka magaalo ee ugu noolasha wanaagsan sida ku xusan daraasadda.
10. Geneva, Switzerland
9 Fukuoka, Japan.
8. Stockholm, Sweden 7.
Berlin, Germany
6. Helsinki, Finland
5. Amsterdam, The Netherlands
4. Frankfurt, Germany
3. Copenhagen, Denmark
2. Dubai, United Arab Emirates
1. Vienna, Austria
