Ergaga gaarka ah ee Gurmadka abaaraha oo ka hadlay Arima Xasaasi ah

Kahmiis: June 30, 2022

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Hoggaanka Guddiga Gurmadka Abaaraha, ayaa shaaciyay akoonnada rasmiga ah ee looga qeyb qaadanayo Gurmadka Abaaraha.

Ergaya iyo Guddiga ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagay warbixin ku saabsan halka ay marayaan xaaladdaha abaarta ka jirta dalka, taasoo ah middii ugu darneyn ee waddanka ka dhacda ku dhawaad muddo afartan sano ah.

Office Nairobi Kenya