sawir muujinayaa ninka hubeysan ee lagu tuhmayo inuu geystay weerarkii lagu qaaday xarun lagu dukaameysto oo ku taalla caasimadda Denmarka.


Isniin:? July 4, 2022

Waxaa soo ifbaxaya sawir muujinayaa ninka hubeysan ee lagu tuhmayo inuu geystay weerarkii lagu qaaday xarun lagu dukaameysto oo ku taalla caasimadda Denmarka.

Wuxuu sawirka muujinayaa ninka oo ku labisan sarwaal tuuta ah iyo funaanad madow oo garbaha go’an xilli uu sitay wax u muuqday qori.

Sawirkan oo laga soo jaray muuqaalka muujinaya ninka oo sita qoriga oo dhowr jeer joogsaday goobta ka hor inta uusan weerarin xaru

Office Nairobi Kenya