Bamgacmeed xalay Lagu weeraray Wasaaradda Arimaha Dibada Soomaaliya

Arbaco: July 05, 2022

Rag hubaysan ayaa xalay bam gacmeed ku weeraray askar ilaalinaysay dhismaha Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya. Hal Askari ayaa ku dhaawacmay .

Ciidamada Amniga ayaa Sheegay in bamka ay Tuureen dad saarnaa Moota Bajaaj islamarkaana Goobta ka baxsaday

Goobta waxaa gaaray Ciidamada Amniga Soomaaliya, waxaana Hadda Degan Goobta uu falku ka dhacay.

Office Nairobi Kenya