Madaxweyne QoorQoor oo baaq deg deg ah diray kadib laba arrin oo isugu Darsantay Galmudug

Arbaco: July 13, 2022

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa soo saaray baaq deg deg ah oo la xiriira abaarta daran ee ku dhufatay dalka, gaar ahaan deegaano kamid ah maamulka.

Qoor-Qoor ayaa sidoo kale sheegay in dadka ku nool degmooyinka iyo degaannada Galmudug ay isugu darsameen Abaaro iyo Amni darro

Office Nairobi Kenya