Madaxweyne Qoor qoor oo masuuliyiin u magacaabay wasaaradaha Qorsheynta iyo Ciyaaraha


khamiis: July 21, 2022

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha maamulkaas u magacaabay Axmed Cali Maxamed.

Sidoo kale Madaxweyne Qoor qoor ayaa waxaa uu Wasaraadda Dhalinyarada iyo ciyaaraha u magacaabay Cumar Sheegow Maxamed.

Office Nairobi Kenya