Masuul Trump aad ugu dhawaa oo xarig sanado ah wajahaya


Sabti: July 23, 2022

Madaxii Donald Trump ee istiraatijiyadda, Steve Bannon, ayaa wajahaya ilaa labo sannadood oo xarig ah ka dib markii uu diiday inuu la shaqeeyo guddiga baarayay weerarkii sanadkii hore lagu qaaday Aqalka Capitol ee Mareykanka.

Golaha aqalka sare ayaa soo dhaweey waxayna go’aanka ku tilmaameen guul u soo hoyatay sharciga.

Office  Nairobi kenya