War deg deg ah: Madaxa guddiga doorashada Kenya oo ku dhawaaqay William Ruto in uu Yahay Madaxweynaha Kenya

Waxaa goor dhawayd lagu dhawaaqay Natiijada doorashada Kenya ee la sugayay maalmo badan.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada ee Kenya, ayaa kusoo noqday hoolka xarunta lagu tirinayey codbixintii dhacday, kadib markii loogu gacan qaaday.

Sidoo kale William Ruto ayaa loogu doortay Madaxweyanaha soo socda 5 sano ee soo socota dalka Kenya

Office Nairobi Kenya