Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Cusub ee Kenya Ruto oo khadka taleefanka ku wada hadlay

Talaado: AUGUST 16, 2022

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khadka taleefanka kula hadlay madaxweynaha la doortay ee Kenya, William Ruto, isagoo ugu hambalyeeyey doorashadiisa.

Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa hoosta ka xariiqay inuu rajaynayo in Madaxweynaha la doortay ee Kenya, uu kala shaqeyn doonto ballaarinta iskaashiga labadda dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

Office Nairobi Kenya