Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda UK

Axad: AUGUST 28, 2022

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Mudane Salah Jama, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Mrs Kate Foster.

Mudane Salah iyo Safiirka, ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo Iskaashiga labada dal iyo xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada Siyaasadda, horumarinta, dhaqaalaha, Amniga iyo arrimaha Abaaraha.

Office Nairobi Kenya