Erik Ten Hag: Kooxda Man United niyadda ayaa u dhisantay xilli Man United ay shaley 3-1 uga badisay kooxda Arsenal.

Talaado: SEPTEMBER 6, 2022

Tababaraha kooxda Manchester United Eric Tan Hag ayaa sheegay in kooxdiisa ay niyadda u dhisantay isla markaana dadaal badan sameeyeen xilli Man United ay shaley 3-1 uga badisay kooxda Arsenal.

Marcus Rashford ayaa labo gool u dhaliyay kooxda halka Antony oo uu dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay xilli dhawaan uu kooxda kaga soo biiray kooxda Ajax ee ka dhisan dalka Holland.

Office Nairobi Kenya