Militariga Nigeria oo sheegay inay dileen 250 ka tirsan maleeshiyada Boko Haram

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022

Militariga Nigeria ayaa sheegey inay dileen in ka badan 250 maleeshiyaadka Boko Haram iyo Daacishta Galbeedka Africa ee loo soo gaabiyo (ISWAP), iyada oo labadii toddobaad ee ugu dambeysey kooxdan dagaal lagu hayey.

Afhayeenka milatariga Nigeria ayaa sheegey ina y soo badbaadiyeen 3 gabdhood oo ka mid ahaa gabdhihii Chibok ee schoolka ay kasoo afduubeen maleeshiyaadkan ayna heysteen tan iyo 2014ka.

Office Nairobi Kenya